Welcome to Aflah Construction Company

Aflah Construction Company, established in 2000, is a full-servive construction compnay whose purpose is to provide construction services to commercial, industrial and institutional clients. We perform building design, construction and remodeling services in the Commercial, Industrial, residential and public infrastructures.

Masaajido

Bangalo

Fooq

Testimonial

Anigoo ah Abdirahman Mohamed talyanle ahna xubin barlamanka Somaliland ah islamarkaana ah Gudoomiye 3aad ee xisbiga kulmiye waxaan ugu mahad naqayaa shirkadan AFLAH CONSTRUCTION COMPANY oo ku guulaysatay inay ii dhisto guriga aan daganahay islamarkaana igu farxad galisay tayada ay igu samaysay iyo quruxda ay gurigaygii igu dhistay.
Abdirahman Mohamed Talyanle, Client
Marka hore waxa iska leh mahad eebe marka xiga waxan mahad u diray shirkada AFLAH CONSTRUCTION CO oo ii dhistay dhisme fooq ah oo ganacsi magaalada hargaysa tayo badan iyo farsamo farsahaxan badan ayay igu shaqeeyeen Alxamdulilaah.
Abdi Siciid Cige, Client